Bishaaro Bishaaro” Walaalkeyga Qurba Jooga ahow baro Quraanka adigoo gurigaada Jooga

Madarasada xifdul quraan online waxay ugu bushaaraynaysaa dadwaynaha jecel barashada quraanka kariimka inay kuu bilawday fasalo cusub, si aad uga barato quraanka kariimka ah habka online ka ah adigoo gurigaaga jooga. Galaasyaduna waxay kala yihiin: 1) Hingaad bilow ah 2) Quraan bilow iyo dhexdhexaad ah 3) Tafsiir bilow iyo dhexdhexaad ah 4) Axkaaam 5)tawxiid iyo tajwiidka quraanka 6)axaadiista … Continue reading Bishaaro Bishaaro” Walaalkeyga Qurba Jooga ahow baro Quraanka adigoo gurigaada Jooga